Winning entries could not be determined in this language pair.There were 11 entries submitted in this pair during the submission phase. Not enough votes were submitted by peers for a winning entry to be determined.Competition in this pair is now closed. |
Waxay ahaataba, sannado ka hor, maandhowgii yaraa wuxuu isku rugay nin: Si il ma aragta ah nolosheyda ayaa bilaabatay! Waxaase igu soo wajahan waa dunida - tacbuduhu iyo fardihiisaba waxay ku dul dhidadayaan buurta ugu soke, maadama ey kasoo tafaxeedeysteen dhulka webiyadu oo dhex maquurta dhulka-hooseedka hoose, Wuxuuse arkooday buur dusheeda in uu tacbo, dhagxaan wax masoo saarta ah si bal adin iyo afba uga tixraaco gabalkiisa, Hawada sare waxaa ku shareereysan onkod, Waxaana soo madoobaatay fiinta sare ee dushii, war cad, Ayaa sugaya --Ha tacbo bal hadduu se karo! | Entry #30064 — Discuss 0 — Variant: Not specified
|
Bilowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii waxaan noqday nin Dhaqso noloshaydu waxay bilaabatay Waxaan arkay adduunkii hortayda, Markaa ayuu fardooley fardihiisii istaagay Dhididdii buuraha dusheeda, Ka tegidda meeraha webiga Ku qulqulay dooxada hoose, oo arag buurta dusheeda inay wax ku qodo, dusha sare ee madow ee ka sarreeya korkiisa, isaga oo qaawan, Hadda sugaya. - Ha daayo haddii uu ku dhiirro! | Entry #30205 — Discuss 0 — Variant: Not specified
|
Billowga Isla durbadiiba, dhowr sano ka hor, Wiilkii aan ahaa baa noqdey nin: Isla markiibana noloshaydu billaabatey! Waxa aan arkay adduunka i hor yaalla— Sidaasina beerqodahaas fardihiisa ag taagan Dhididsan oo dul taagan daadegga buurta, Kana soo tegey dhulwebiyeedka Jeexdinna ka jeexay waadiga hoose, Arkayana qarka buurta ee u baahan tacab, Iyo dhagax diixeed lagu afeeyo gudintiisa, Gugacna cirku ka lusho, Dushiisuna yahay qar buureed madow, soo fiiqan, Sugayana iminka. —Ha tabco haddiiba uu ku dhiirrado! | Entry #30229 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|
Bilooga Dhaman hal xili,sanado kahor Cunugaan ahaa,nin noqoy: Silama filaana,nolosheedi baa bilaabatay-saa darteed Ninka falaaga/qotaaga fardihiisa buu garab istaagaa Asagoo dhididaaya dudunta dhineceeda, Asagoo katagay dhulkii wabiga Falaaya marinka goose, Arkaayana inuu falo/qodo dhinacyada buuraha, Dhagaxaantaa afla aanta dhigay qeebtiisa, Gugacuna hawada kayeerayo, Cidhifka madoona korkiisa yahay, Hadana sugaya. Ha qoto/fasho haduu doono! | Entry #29455 — Discuss 0 — Variant: Not specified
|
Bilowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya —Isaga ha daayo haddi uu isku dayo! | Entry #29399 — Discuss 0 — Variant: Not specified
|
Dhamaan isla daqiiqad gudaheed, sannado kahor, Wiilkii aan ahaa aya noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Anigu Dunida hortayda ayaan ka arkaya - Haddaba Ninkaas fardooleyda ah ayaa ag taagan fardo Dhidi'daya buurta geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada jeexjeex yada Dooxada hoose, Oo wuxuu Arkaa Buuro dhinaceedu falantahay. Dhagaxii weyna waxu qallociyay qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buurti finkedo madow oo korkiisa ah, oo madhan, Iminka sugaya —uu daayaa ha jeexjeexo haddii uu kudhaco. | Entry #30226 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|
Biloowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay aduunka - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya -Isaga ha daayo haddii uu ku dhiiran! | Entry #30466 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|
Bilowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya —Isaga ha daayo haddi uu isku dayo! | Entry #30023 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|
Bilawgii Ku dhacdey dhamaan daqiiqad, sanado ka hor ama ka hor sanado, Wiilkii waxaan noqdey nin: Si lama filaan ah/Si kedis ah noloshaydii ayaa bilaabantay/waxa bilaabmay noloshaydii! waxaan arkey aduunka iga horeeya aniga- Markaa ninkaa beero falatada ah oo saaran ama wata fardihiisii ayaa taagan isagoo Dhididaya buuraha korkooda, Kasoo tagay dhulkii wabiyada Oo eegaya dhinaca buurta si uu u fasho Onkod ayaa hawada ka laalaaday, Iyo figta madaw ee korkiisa, Sugaya hada/imika. -Ha qoto ama ha fasho beerta hadii uu ku dhaco! | Entry #29692 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|
Bilowgi daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya —Isaga ha daayo haddi uu isku dayo! | Entry #30172 — Discuss 0 — Variant: Not specified
|
Bilowgii Dhamaan daqiiqad, sannado kahor, Wiilkii aan noqday nin: Si kadis ah noloshaydu waxay bilaabatay! Aniga hortayda waan ku arkay - Haddaba Ninkaas fardooleydiisa ah ayaa ag taagan fardo Dhidid ku taal geeska koowaad, Markaad ka tagtay dhulka webiyada Dooxadii hoos ka dhacday, Oo wuxuu Arkaa Buuro la fuulay. Dhagaxii weynu wuxuu qalloociyey qaybtiisa, Onkod hawada ka laalaada, Iyo buur madow oo korkiisa ah, oo madhan, Hada sugaya —Isaga ha daayo haddi uu isku dayo! | Entry #29863 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
|